Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo gaadiid dagaal oo ay wataan. Ciidamadan ayaa wararku sheegayaan in loo diray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool halkaas ay ka socdaan rabshado u dhaxeeya dadka shacabka ee ku dhaqan magaaladaasi iyo … Continue reading Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood